Bad Bayersoien
Muuqaal
Bad Bayersoien | |
|---|---|
Kaniisadda Saint George xilliga jiilaalka | |
![]() | |
| Isku-duwayaasha: 47°41′N 11°00′E / 47.683°N 11.000°E | |
| Dal | Germany |
| Degmada maamulka | Oberbayern |
| Degmo | Garmisch-Partenkirchen |
| Ururka degmada | Saulgrub |
| Dawladda | |
| • Duqa magaalada (2020–26) | Gisela Kieweg[1] (Ind.) |
| Bedka | |
• Wadarta | 17.65 km2 (6.81 sq mi) |
| Joogga | 812 m (2,664 ft) |
| Aagga waqtiga | UTC+01:00 (CET) |
| • Xagaaga (DST) | UTC+02:00 (CEST) |
| Koodka boostada | 82435 |
| Koodhka wicitaanka | 08845 |
| Diiwaangelinta baabuurta | GAP |
| Websaydhka | www.bad-bayersoien.de |
Bad Bayersoien (ⓘ) waa degmo Jarmal ah oo ku taal degmada Garmisch-Partenkirchen, ee Bavaria.
Bishii Ogosto 2023, waxay soo gashay bogagga hore ee warka caalamka markii duufaan baraf ah (hailstorm) ay burburisay saqafyada guryaha, ay daloshay baalayaasha qorraxda ee saqafyada saaran, gaadiidkana ay ka sameysay godad ay sababtay baraf cabbirkiisu le'eg yahay kubbadda golf-ka oo ka dhashay dhacdo supercell ah.[2]
Sawirro
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Gothic Altar-ka kaniisadda Saint George
- Kaniisad yar (Chapel)
- Guryo
Tixraacyo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Liste der ersten Bürgermeister/Oberbürgermeister in kreisangehörigen Gemeinden, Bayerisches Landesamt für Statistik, 15 July 2021.
- ↑ Schuetze, Christopher F. (2023-08-27). "Hailstorm in Germany Rips Through a Town, Damaging Buildings and Cars". The New York Times (in Ingiriis Maraykan). ISSN 0362-4331. Retrieved 2023-08-28.
Xiriirinta dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- "Massive Schäden nach Gewittern - Bad Bayersoien in Bayern". Weather online (in Ingiriisi). 2023-08-26. Retrieved 2023-08-28.
Qeybaha:
- Bogag leh xuduudo formatnum ah oo aan tiro ahayn
- Pages using gadget WikiMiniAtlas
- With short description
- Short description is different from Wikidata
- Pages using infobox settlement with potentially too many maps
- Germany articles requiring maintenance
- Bogagga isticmaalaya kordhinta Phonos
- Pages including recorded pronunciations
- CS1 Ingiriis Maraykan-language sources (en-us)
- Bogagga isticmaala kordhinta Kartographer
