Badeeco kala bedelasho
Appearance
Waxa uu ahaa nidaam hore oo dadka ku kala bedelanjireen badeecado, halkii la adeegsan lahaa lacago.
Tusaale: qof ayaa heysta caano waxa uu u baahanyahay galey. Si uu uhelo galey waxa uu ku bedelan jiray caano. Caano ayuu ugeynayaa ninka galeyda hayo, ninka galeyduna caanaha ayuu qaadan, ninka kalana galeyda ayuu qaadan jiray.