Jump to content

Bah-faaraxhadeed

Ka Wikipedia

Bah-faaraxad waa jilib hoosaad kamid ah reer samatar oo kamid ah reer horogle, jifidaan waa jifida ugu badan reer horogle uguna tunka buuran. Marka loo eego tirada ma jirto jifi ka badan jifooyinka kale ee reerka waana numberka ugu badan ( majority ) waxaa ka dhashay waxgarad iyo siyaasiyiin iyo abwaano taarikh ku leh gayiga somalidu degto,

Waqtigaan waxay dagaan horogle town iyo galkacyo iyo doollo.