Jump to content

Bah faaraxad

Ka Wikipedia

bah faarax-hadeed waa beel kamid ah beesha reer samatar ee reer horogle, beeshu waa beesha ugu badan beesha reer samatar iyo dhamaanba reer horogle, sida aad magaca uga jeedo waa dad badan oo Urur ah isku bahna ah, faaraxad waa islaantii dhashay lixda bah faaraxad waxayna ahayd khayr maxamed gorgaarte, marka loo fiiriyo tirada lixdaan waa inta ugu badan beeshaas, lixda bah-faraxad waxay kala yihiiin.

. Reer jaamac

. Reer warsame

. Reer guulleed

. Reer xasan

. Reer diiriye

. Reer xareed

Beeshaan waxay ku jirtaa beelihii galay dagaaladii 77kii si toos ah kuwaas oo rag badani kaga dhinteen qaarna ku waayey, hast yeeshee waxaa ku qasbay waxay deegaan ahaa deganaan jireen xaduud beenaadka somaliya iyo Ethiopia waa xilliyadii dagaaladii qaraaraa ee 77kii

Waana beel fac-weyn kuwaas oo dega deeganka horogle ee gobolka mudug iyo ethiopia sida gallaadi labile iyo qaloocan. Iyo galkacyo xafada israac laanta 5aad