Baha'i

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Bahaaci)

Baha'i wa diin bilaabey qarnigii toban iyo sagaalaad. Waxa bilaabey nin la yiraahdo bahaullah oo ku dhashay Iiraan.