Baierbrunn
Baierbrunn | |
|---|---|
Aqalka magaalada | |
![]() | |
| Isku-duwayaasha: 48°1′N 11°29′E / 48.017°N 11.483°E | |
| Dal | Germany |
| Degmada maamulka | Oberbayern |
| Degmo | Munich |
| Dawladda | |
| • Duqa magaalada (2020–26) | Patrick Ott[1] |
| Bedka | |
• Wadarta | 7.21 km2 (2.78 sq mi) |
| Joogga | 626 m (2,054 ft) |
| Aagga waqtiga | UTC+01:00 (CET) |
| • Xagaaga (DST) | UTC+02:00 (CEST) |
| Koodka boostada | 82065 |
| Koodhka wicitaanka | 089 |
| Diiwaangelinta baabuurta | M |
| Websaydhka | www.baierbrunn.de |
Baierbrunn (pronounced [ˈbaɪɐbʁʊn]) waa munisipaliteot ku yaal degmada Munich ee gobolka koonfurta Jarmalka ee Bavaria. Waxay u dhaxaysaa Schäftlarn iyo Pullach iyadoo ku taal jidka Bundesstraße 11 waxayna ka kooban tahay labada tuulo ee Baierbrunn iyo Buchenhain. Baierbrunn waxay leedahay meel ay ku joogsato xadida S7 ee Munich S-Bahn.
Taariikhda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Haddii la eego haraagga qalaada buurta ee ka dhalatay Xilligii Dhexe ee Horraanta, oo loo yaqaan Birg, waxaa lagu helayaa dhulka munisipaliteetka ee Baierbrunn. Xusiddii ugu horreysay ee la ogaaday ee Baierbrunn waxay ahayd sanadkii 776 oo ku dhex jirtay wqadiga hadiyadda ee Kloster Schäftlarn. Waxay noqotay munisipaliteot madax-bannaan sanadkii 1818. Tuulada Buchenhain waxay bilaabatay sanadkii 1900 iyadoo lahayd guri hoy oo loo yaqaanay "Waldgasthof". Waxaa jiri jirtay meel ee booska barafka laga gooyo ilaa ku dhawaad koonfurta 1930-yadii, oo haraadadeeda wali lagu arki karo maanta dhanka koonfureed ee Baierbrunn.[2] Munisipaliteetku wuxuu qayb ka ahaa tartanka baaskiilka ee gaarka ah ee raga ee Olombikada Xagaaga ee Munich ee 1972
Gaadiidka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Munisipaliteetku wuxuu leeyahay laba xarun oo ku yaal Waddada Tareenka ee dooxada Isar: Template:Stn iyo Template:Stn. Labadaba waxaa ka shaqeeya Munich S-Bahn. Linjiiga waa S7. Biraha tareenku waa hal khad oo keliya tan iyo xaruntii ka horreysay ee Template:Stn tareennaduna waxay ku kala gooyaan xarunta Baierbrunn.
Xiriirinta Webka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Liste der ersten Bürgermeister/Oberbürgermeister in kreisangehörigen Gemeinden, Bayerisches Landesamt für Statistik, 15 July 2021.
- ↑ Joachim Lauchs: Baierbrunn. Eine Chronik, Verlag Wort & Bild Becker, Baierbrunn 1988, ISBN 3-927216-00-3
ilaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Alfred Hutterer: Am Brunnen der Baiern. Baierbrunn 1985
- Joachim Lauchs: Baierbrunn. Eine Chronik, Verlag Wort & Bild Becker, Baierbrunn 1988, ISBN 3-927216-00-3
- Bogag leh xuduudo formatnum ah oo aan tiro ahayn
- Pages using gadget WikiMiniAtlas
- With short description
- Short description is different from Wikidata
- Pages using infobox settlement with potentially too many maps
- Germany articles requiring maintenance
- Pages with Af Jarmal IPA
- Bogag isticmaalaya xiriirrada gaarka ah ee ISBN
- Commons category link from Wikidata
- Bogagga isticmaala kordhinta Kartographer
