Jump to content

Balanbaal

Ka Wikipedia

afsomali #BALANBAAL waa magaalo kutaala bariga magaalada burco ee gobolka togdheer magaladani waxay leedahy deegaan balaadhan oo dhul daaqsimeed ah dadka degaana waa xoolo dhaqto waxay ujirtaa BURCO masafo ah 80km oo bari ah waxaa dega magaalada qabaa ilo kala duwan sida REER BINIIN, CIISE CIMRAAn IYO ABKOR AXMED . DHAQAALAHA dhaqalaha magaladu wuxu ku tiirsanyahy iibka xoolaha nool oo loo iibgeeyo saylada somaliland ugu wayiin ee kutaala magalada burco iyo mararka qaar oo isla magalada lugu kala iibsado TAARIIKHDA MAGALADA waa magaalo qadiimiya waxa la asaasay 1890 kii waxaa dib udhigay horu marka magaalada wadada ay kutaalo oo qalooca iyo magaaloyin aad ugu dhawdhaw oo badan. waxaa hareerta galbeed kaga beegan magaalada WARAABEEYE dhinaca waqooyina magaalada GEEDIHAAN dhinaca barigana WARCIMRAAN koonfur galbeedna waxaa kaga beegan magalada NASIYE