Balcad
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Balcad, Somalia)
Balcad District | |
|---|---|
Magaalo | |
| Naanaysta: Teyteyley | |
| Wadanka | |
| Gobol | Shabeellaha Dhexe |
| Degmo | Balcad |
| La aasaasay | April 2014 |
| Dawladda | |
| • Duqa magaalada | Mohamoud Mohamed Mohamud (Saney) |
| Aagga waqtiga | UTC+3 (EAT) |
| Daadir, October 10, 2008 | |
Balcad waa degmo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ee soomaaliya, waxay ku dhawaad 36 kiilo mitir ka xigtaa woqooyiga muqdisho, baaxada magaalada ayaa gaaraysa 4,400 iskuweer (1,700 sq miles) iyo dad gaaraya ku dhawaad 642,000 oo u qaybsan 72 tuulo.