Dagaari
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Ballidagaruen)
Dagaari | |
|---|---|
Magaalo | |
| Coordinates: 6°33′18″N 47°17′00″E / 6.55500°N 47.28333°ECoordinates: 6°33′18″N 47°17′00″E / 6.55500°N 47.28333°E | |
| Wadanka | |
| Maamul Goboleedka | |
| Gobolka | Mudug |
| Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Dagaari oo loo yaqaan Balli Dagaar Cuen waa magaalo ku taal waqooyi-bartamaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Galmudug, waxayna dhanka bari kaga beegan tahay degmada Banderadley.
Qof caan ah oo ka soo jeeday magaaladaas wuxuu ahaa General Cabdixakiin Cabdullaahi (loo yaqaanay Qooje Dagaari) oo ahaa taliyihii 21-aad ee qaybta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]"Magacyada iyo xilalka mas'uuliyiintii ku dhintay qarixii Gaalkacyo"
"Magacyada iyo xilalka mas'uuliyiintii ku dhintay qarixii Gaalkacyo"