Barkada cali xirsi

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Barkadda Cali Xirsi waxa loogu magacdaray Cheif Caaqil Cali Xirsi oo xilli hore isagu degay. Tuuladan Waxay ku taal dhul qurux badan oo buur iyo banaan iska galaan Waxay ku taal Meel istaraaji ah tuuladan Waxay deris la tahay oo dhanka galbeed uga beegan tuulada gadhka xaga bari waxa ka xigta tuulada qori dheere. Dad 20 kun dad ku dhow baa ku nool tuuladan waxa mara laamiga burco ka tagee ceerigaabo taga kaas oo siilaanyo dhisay. Tuuladan waxaa dega beelaha reer yonis Cumar Jibriil iyo cali bare