U bood nuxurka

Barookhle

Ka Wikipedia

Barookhle waa deegaan hoos yimaada degmada carmo, waa deegaan beereedka ugu weyn gobolada Puntland wuxuuna sannadkii Soo saara dalag aad u tira badan waxaa deegaanka Ku yaala in ka badan 200 oo beero waa weyn waxay Ku taal ama dhacdaa gobolka Bari