Barre Adan Shire Hiiraale

Ka Wikipedia

Barre aadan shire Hiiraale waxa uu kamid ahaa hogaamiyashii Dowladii meleteriga isagoona ugu caansana sarakiisha ciidamada uu laylin Jirey Generaal Maxamed Siyaad Barre isagoo oona soo noqday wasiirka Difaaca Somaaliya 2006-2007 waxa uu ahaa Khabiir kasoo shaqeeyay ciidamada Somaaliya xilal kala duwana kasoo qabtey Dowladii kacaanka