Badmareen
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Baxaari)
- Kani waa maqaal ku saabsan baxaariga. Qoraalo kale fiiri Badmareen Soomaali.
- Boga "Baxaari" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Badmaax (Af Ingiriis : sailor; Af Carabi : ar) waa koox dad biyo-mareen ah kuwaasi oo isticmaalaya aalad biyo-mareen ah sida doon, markab iyo aalado kale. Sida caadiga ah, waxaa badmareen ah dhammaan dadka si joogto ah (ama in badan oo wakhtigooda ah) ugu safra biyaha badaha. Kuwaasi waxaa ka mid ah ciidamada, kaluumeysatada, dalxiisayaasha iyo wixii la mid ah.
Muuqaalo
Qoraalo La Xidhiidha
Tixraac
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |