U bood nuxurka

Beeaha Ali Abdi

Ka Wikipedia
Rer Ali-Abdi
Meelaha ay ku badan yihiin
 Ingiriiska
 Somaliland
 Kenya
Luqada

Somali

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

iyo kuwo kale

Beesha Rer Ali-Abdi (Af Soomaali: Ali-Abdi, Af Ingiriis: Ali-Abdi) waa beel ka mid ah beelaha Muuse Dhimbil , ku waasi oo dagan deegano badan oo katirsan Somaliland iyo DDS Itoobiya. [1][2]Beesha Maxamuud Muuse Waxa laga helaa konfurta magaalada Hargiesa iyo Bariga magalda Salahley.[3]

Beesha Ali-Abdi waa farac ka tirsan beel-weynta Muse dhimbil. Rer Ali-Abdi waxay door muhiim ah ku leeyihiin bulshada, waxayna si taariikhi ah u degganaayeen meelo kala duwan oo ka tirsan Somaliland iyo Itoobiya . Sidoo kale, waxaa laga helaa koofurta Hargeysa,Salaxley, iyo qaybo ka mid ah Dalka Itoobiya.

  • Ali Abdi
    • Mumin Ali
    • Naleye Ali
    • Hussein Ali
      • Abdalle Hussien
      • Sead Hussein
      • Mohamed Hussein
      • Dirie Hussein
        • Hassan Dirie
        • Aden Dirie
        • Guled Dirie
          • Abdalle Guled
          • Mohamed Guled
          • Jama Guled

Notable figures

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Hussein Mohamed Mohamoud
  • Almis Omar Sakriye
  • Kol Ibrahim Koodbuur
  • Mustafe Ali
  • Mohamoud ismail Gabush
  • Sheikh Harred
  • Mohamed Ahmed sulub
  1. Lewis, I. M. (3 February 2017). I.M Lewis : peoples of the Horn of Africa.
  2. Diiriye, Anwar Maxamed (2006). Literature of Somali Onomastics & Proverbs with Comparison of Foreign Sayings.ISBN978-0-9726615
  3. A General survey of the Somaliland protectorate 1944-1950, p.122, table 18. Somaliland