U bood nuxurka

Beerta Nabadda

Ka Wikipedia
Beerta Nabadda
GoobtaMuqdisho, Soomaaliya

Beerta Nabadda[1] waa beer ku taal Muqdisho, Soomaaliya.[2]

Beerta Nabadda ayaa dadka inta badan soo jiidata xilliyada ciid al-fitr iyo ciid al-adxaa, oo u badan qoysas iyo caruur. Waxay leedahay garoon ay ku ciyaaraan carruurta iyo sidoo kale meelo cunto.[2]

Maanta, Beerta Nabadda oo ay weheliso Beerta Banaadir, waa mid ka mid ah jardiinooyinka ugu caansan Soomaaliya.

  1. https://web.archive.org/web/20210118222503/https://www.radiomuqdisho.net/rwasaare-cumar-oo-cambaareeyey-qaraxii-xalay-ka-dhacay-taaladda-syl/. Archived from the original on 2021-01-18. Retrieved 2021-11-12. {{cite web}}: Missing or empty |title= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  2. 1 2 "Mogadishu’s Peace Garden attracts hundreds of families every weekend" Archived Nofeembar 12, 2021 // Wayback Machine.