Dhulbahante

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Beesha Darawiish)
Jump to navigation Jump to search
Dhulbahante
البهانتة
Reer Daraawiish.png
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
 Itoobiya
 Kiinya
Luqada

Soomaali

Diinta

Islaamka

Dadka ay dhalyo wadagaan

Majeerteen, Dishiishe, Warsangali iyo Harti iyo Daarood

Dhulbante waa qabiil kamida qabaailka Soomaaliyeed ee dega waqooyiga iyo galbeedka Soomaaliya, Waxayna kasoo jeedaan beel waynta Daarood, dhulbahante waxa uu dagaa gobolada Sool, Sanaag, Cayn iyo weliba kililka shanaad ee itoobiya sida doollo iyo wardheer. Dhulbahante waxa uu kamid yahay beelaha waawayn ee aragtida ka dhiibta arrimaha Soomaaliya ee saamaynta tooska ah ku leh siyaasadda, iyagoo halgankii xornimo doonka gacan wayn kagaystay. Dhulbahante oo loogu yeedho daraawiish sababtuna ay tahay waxay ahaayee dadkii aas aasay oo hir galiyey dawladii islaamiga ahyd oo kadhisnayd gobolada SSC taasoo ay soomalida ugu yeeraan daraawiishta .


Beesha

Daarood waa beel ka mid ah beelaha Soomaalida kuwaasi oo degan Geeska Afrika. Beesha Daarood waxaay degtaa wadanka Soomaaliya, wadanka Itoobiya iyo deegaano ka tirsan wadanka Kiinya. Guud ahaan, beesha Daarood waxaa ka farcama reero badan oo ka mid yihiin:

Lahjadaha ay ku hadlaan daaroodku waa ay kala duwan yihiin oo iskuma dhowa, tusaale ahaan meesha ay kuwa dega Itoobiya lahjad gooni ah uga hadlaan kuwa dhinaca bari degana lahjad gaara ayay ku hadlaan, kuwa sanaag segana lahjad gaara ayaabay ku hadlaan. Asal ahaan odaygii Daarood ahaa waxa uu ku yimid Yaman Jabarti Ismaaciil isaga oo sheekh ah oo faafinaya diinta Islaamka gaar ahaana waxa uu ka soo degay meel u dhaw degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag waxaa uu mudo diinta Islaamka ka faafinayey dhulka Bariga iyo Bartamaha Geeska Afrika. Daarood waxaa dhashay Doombiro Dir.

Ciyaaraha

Ciyaaraha Dhulbahante waxaa ka mid ah Jandheer.

Shuruudaha

Shuruudaha Dhulbahante ama Beesha Darawiish waxaa ka mid ah:

  • Shuruudaha bandhigta Ismail Mire
  • Shuruudaha qanuunka Sayid Mah
  • Shuruudaha guud ee wadamada Soomaaliyeed
  • Shuruudaha Urwayni

Sidoo kale fiiri

Xogta Ttixraacaha

Dabaacaha gabay

Maqaalaha aqoonyaasha

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: