Jump to content

Beesha Gasar

Ka Wikipedia

Beesha Gasar waa beel kamid ah beelaha Reer Shabeelle.

Waxa ay degaan dhammaan geyiga Soomaaliyeed.

Waxa ay u qeybsamaan lix lafood oo kala ah:-

  1. Reer Buloow
  2. Reer Asqar
  3. Reer Kulmis
  4. Reer Hiiraan
  5. Reer Gaagaaboow iyo
  6. Reer Yabadhaalle

Waa beel taariikh weyn ku leh geyiga Soomaaliyeed, waxa ay caan kuyihiin gumeysidiidka.

Waxa ay lahaayeen boqortooyo la oranjiray <<Gasar Kingdom>> oo talinaysay muddo dheer, caasimadeedana ay aheyd magaalada Mustaxiil. Sidoo kale waxa ay qeyb ka ahaayeen boqortooyadii Imaam Guuleed <<Imam Gulled Kingdom>> oo aheyd boqortooyadii ay kasoo faracmeen.

Dadka caanka ah ee ka dhashay beeshaan waxaa kamid ah siyaasi (Cabdi Shakuur Shaashaa)