Beesha Mohamed Dhimbil
Appearance
| Meelaha ay ku badan yihiin |
|---|
| Hargeysa |
| Luqada |
| Diinta |
| Dadka ay dhalyo wadagaan |
|
Ciise Muuse , Abokor muuse iyo kuwo kale Isaaq |
Beesha Maxamed Dhimbil (Af Soomaali: Maxamed Dhimbil, Af Ingiriis: Mohamed Dhimbil) waa beel ka mid ah beelaha Abokor Muuse , ku waasi oo dagan deegano badan oo katirsan Somaliland iyo Itoobiya. [1][2]Beesha Maxamed Dhimbil Waxa laga helaa konfurta magaalada Hargiesa iyo magalda Salahley.[3]
Hordhac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Beesha Maxamed Dhimbil waa farac ka tirsan beel-weynta Abokor Muse. Maxamed Dhimbil waxay door muhiim ah ku leeyihiin bulshada Soomaaliyeed, waxayna si taariikhi ah u degganaayeen meelo kala duwan oo ka tirsan Somaliland iyo Itoobiya . Sidoo kale, waxaa laga helaa koofurta Hargeysa, bariga Salaxley, iyo qaybo ka mid ah Deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Abtirsiin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Mohamed Dhimbil
- Muawiye Mohamed
- Samter Muawiye
- Ali Muawiye
- Essa Muawiye
- Fatah Mohamed
- Aware Fatah
- Mohamed Fatah
- Said Fatah
- Hassan Fatah
- Cisman Fatah
- Gulled(Wardon) Mohamed
- Hussein Guled
- Egal Guled
- Yusuf Guled
- Roble Guled
- Abdi Guled
- Elmi Guled
- Samater Guled
- Muse Mohamed
- Adawe Muuse
- Absiye Adawe
- Allamagn Adawe
- Yusuf Adawe
- Liban Adawe
- Roble Adawe
- Osman Adawe
- Egal Adawe
- Wais Adawe
- Aden Muuse
- Had Adan
- Roble Aden
- Abane Aden
- Ali Aden
- Wais Aden
- Burale Aden
- Geedi Aden
- Boqorre Aden
- Sugulle Boqore
- Liban Boqorre
- Warfa Boqorre
- Koshin Boqorre
- Shiekhdon Boqorre
- Adawe Muuse
- Muawiye Mohamed
Notable figures
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Suldan Aden Farax Omar
- Mohamed Mooge Liibaan
- Axmed Mooge Liban
- Mohamoud Guure Hussein (Gaal-Eri)
- Abdikarim Ahmed Mooge
- Omar Aidid
- Abdikarim Hikmawi
- Prof Mohamed Bedel
- Rashiid Khadar Jama
- Abwan Harir Osman Guray
- Cabdi Hashi Guled
