Beesha Reer Xaaji Saleebaan
Maxaa ka taqaan Beesha Saleebaan Madar Kicis Hiraab
Saleebaan Madar Kicis Hiraab waa beel aad u badan oo degaan Gobolada dhexe ee GALGADUUD iyo Mudug iyo daagano ka mid ah Islmaamulka Itoobiya waxay kaloo dagaan gobolka banaadir & Shabeelaa Hoose.
waxayna ku badanyihiin maamul Goboleedka baaxada weyn ee la yiraahdo Ximan iyo xeeb.
Caasimada maamulkaan waa Cadaado, Beesha saleebaan Waxay degtaa dhul balaaran, laga soo bilaabo Magaalada Taariikhiga ah ee Hobyo, lagu geeyo Daanyeer oo ah magaalo xuduud la wadaagto dalka itoobiya, waana masaafo dhan 590 km,, baa Lagu Qiyaasaa Waxaa jiro dad caan ah oo ka dhashay beeshaan, oo soo abaabulay warbaahintii ugu horaysay ee xor ah oo dalka laga hirgaliyo,sida waragaysyada qaran xog-ogaal, ayaamaha, laacib, gool, wariyaasha uga caansan waxaa ka mid ah , mahad axmed cilmi, cumar diini, caano geel, cabdulaahi black cabdulaahi , fahad bile gurxan , maxamed xaaji ingiriis , cabdi casiis saadaad , cabdulaahi taajirow, alcadaala , amiin yuusuf qasaaro cabdi aadan, Hassan Baashi Abdi Aden
waxay u kala baxdaa beeshu DHASHAME & FARAX
DASHAME wuxuu u kala baxaa Gaabane iyi Obokor.
Obokar waxa u sii kala baxaa hugun guule iyo Arwaaq.
hugun guule waxa uu u kala baxaa 1. Cali Aaden ( waxaana ka soo jeeda dad caan ah sida Raysul wasaare gacma dheere, Axmed cariiri, odowaa, Dr. guuleed) 2. reer Ebekar 3. Ciise Dheere.
Arwaaq na waxuu u kala baxaa 1-Gadaf ( waxaa kasoo jeeda rag caana sida Drcaanka ah ee Xangul iyo xuseen Ali shido oo ahaa wasiirka ka tirsana dowlada siyaad bare) 2- Ali jiis 3- Ali gurey
gaabana Wuxuu u kala baxaa 1. Cabdi gaabane 2. maxamed gaabane( faarax Rooble & maxamed Rooble iyo reer Ugaas ) habarrawe ciganle 5. habaraawe 6. cabdi gaab 7. yabaroow
farax waxa uu ku kala baxaa Heesoow & maxamed cabdi
1- reer xirsi 2- reer muuse 3- reer caraaye 4- reer warsame 5- reer Gaafoow 6- Midi Yar waxey ka mid yihiin hadda reer xirsi 7- reer warfaa 8- bahabgaal