Isma Rabo
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Beesha Sheekhaar)
Isma Rabo waa tuulo ku taalla, bariga magaalada Qallaafe, gobalka Qallaafe, ee DDS. Waxaa mara webiga Shabeelle, kaasoo dadka degan u suurageliya beerashada dalagyada kala duwan, ee sanadka oo dhan. Waxaa dega beesha Reer Geedoow, gaar ahaan Reer Muuse.