Beesha ciisaha

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

besha [CIISE] waa beel kamid ah beelaha SOOMAALIDA kuwa ugu faca-wayn tariikh ahaan,dhaqan iyo hido ahaanba taas oo mararka qaar dadka taarikhda baadha iyo dhaqanada (archeologists) iyo dadka wax garad ah muran galisa in ay marka ay baadh-baadhaan ama dhinacyoo badan ka eegaan dhaqanka iyo taariikhda beesha ay ku sigtaan in ay dhahaan somaalida waxa ay ka farcameen beesha CIISE ama

SOOMAALIDA asalkeedu waa CIISE in kastoo oo ay beeshu qirsantahay in ay
SOOMAALIDU walaalyihiin AYNAAN AABOO U AHAYN.
BEESHA CIISE WAXA AY GAAR UU LEEYIHIIN

(1) XEER QORAN OO QOFNA KA TALAABSAN KARIN. (2). OGAAS (BOQOR)GARTA GOYN OO GARTA AY GUDIGU GO`YAAN KU DUCEEYAA. (3)DHULKA OO UU DHAXEEYA IYO LAANDHERANIMOO OO LASHEEGAN KARIN.

    beeshu waxa ay gaar u ledahay buug ay xafidsanyihiin oo la dhahoo 

XEER-CIISE.

oo run ahaanti ku cajabgalinayaa marka aad  akhrisatid jawaab dhan u 

noqonayaa dadka xaqiraa dadka xoola dhaqatada ama gaar ahaan SOOMAALIDA kudhaha waa dad-jaahil ah oo nidam iyo sharci lahayn oo dhulka ay dagaana waxa iska lahaa boqortooyadii kristaanka ahayd ee ITOOBIYAA amaba dadkale iyaa dhulkan iska lahaa oo ay sharci daroo kaga qaateen sida qoomiydaha christian ah KENYA ku nool iyo ITOOBIYAA.

  BEESHA CIISUHU deegan ahaan sida dadkii hore ee SOOMAALIDU sheegaan 

iyo dadka uu dhuundaloola

tariikhda beesha amaba guumastayaashii dadka SOMAALIDA qabsaday waxa ay
isla qireen in dagii jireen 

degaanada ka mid ah wuqooyiga SOOMAALIYA(SOMALILAND)in kasto ay sheegaan

dadbadan sheegan in ay XIIS

iyo MAYDH sheiekh CIISE iyo shiekh ISXAAQ iyo shiekh SAMAROON wada dagijireen iyo DAAROODKA kale oo dhan. arinta kale ee ku muran galinaysa marka ay dadka MAJARTEENKU sheegaan in ay CIISE gabadhiisu dhashay besha majeerteen taas oo iadna la yaraysan karin.balsee waxa hubaal ah in ay dagi jireen SAYLAC, LUGHAYA iyo BULAXAAR oo ay ila hada daganyihiin, in kastoo CIISUHU hada daganyahay dhulbalaadhan oo xata ADDIS-ABABA(ETHIOPIA)

dhawr boqol oo killo-meter u jiraa iyo DJIBOUTI.