Jump to content

Bejo Sugiantoro

Ka Wikipedia
Bejo Sugiantoro
Macluumaad Xirfadeed
Dhashay (1977-04-02)2 Abriil 1977
Ku dhashay Sidoarjo, Indonesia
Dhintay 25 February 2025(2025-02-25) (Da’weyn 47)
Ku dhintay Surabaya, Indonesia
Joogga 1.76 m
Booska cayaarta Daafaca dhexe
Ciyaartooyda yar-yar
1993–1994 PSSI Primavera
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
1994–2003 Persebaya Surabaya 138 (2)
2003–2004 PSPS Pekanbaru 22 (0)
2004–2008 Persebaya Surabaya 69 (1)
2008–2009 Mitra Kukar 11 (1)
2009–2010 Persidafon Dafonsoro 25 (1)
2010–2011 Deltras Sidoarjo 25 (2)
2011–2012 Persidafon Dafonsoro 25 (0)
2012–2013 Perseba Bangkalan 21 (0)
Total 336 (7)
Xulka Qaranka
1997–2004 Indonesia 45 (2)
Teams managed
2017 Persik Kediri
2018–2023 Persebaya Surabaya (caawiye tababare)
2019 Persebaya Surabaya (ku-meel-gaar)
2023–2024 Serpong City
2024–2025 Deltras
  • Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya.
† Appearances (Goals).

Bejo Sugiantoro (2 Abriil 1977 – 25 Febraayo 2025) wuxuu ahaa ciyaaryahan kubbadda cagta Indonesian ah. Wuxuu u ciyaari jiray sidii daafac, isagoo ahaa libero ama daafaca dhexe. Sidoo kale wuxuu ahaa tababare. Isaga iyo Kurniawan Dwi Yulianto, Anang Ma'ruf, Bima Sakti, iyo kuwo kale ayay ku biireen barnaamijkii PSSI Primavera ee dalka Talyaaniga badhtamihii 1990-meeyadii. ​Sugiantoro wuxuu u saftay 45 kulan xulka qaranka Indonesia laga soo bilaabo 1997 ilaa 2004.[1]

Xirfadda kooxeed

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Pak Haji Sugiantoro wuxuu ku biiray Persebaya Surabaya isagoo toddoba iyo toban jir ah. ​

PS Mitra Kutai Kartanegara

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dabaayaaqadii Diseembar 2008, Bejo wuxuu ku heshiiyay inuu u saxiixo kooxda Mitra Kukar.[2]

​==Dhimashada==

Sugiantoro wuxuu u dhintay wadne xanuun ku soo booday isagoo jooga Surabaya, 25-kii Febraayo 2025, isagoo jira da'da 47 sano.[3]

Tirokoobka xirfadda

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Lr.TaariikhdaGoobtaKasoo horjeedkaNatiijada goolka ka dibNatiijada ugu dambaysayTartanka
1.23 Diseembar 2002Gelora Bung Karno Stadium, Jakarta, IndonesiaTemplate:Country data PHI8–013–12002 Tiger Cup
2.10–113–1

Persebaya Surabaya

Indonesia

  1. Widigdo, Novianto. "Indonesia - Record International Players". RSSSF. Retrieved 9 July 2009.
  2. "Bejo (Sugiantoro) Resmi Gabung Mitra Kukar" (in Indunusiyaan).
  3. Legenda Timnas Bejo Sugiantoro Meninggal Dunia (in Af Induniisi)

Xiriirinta dibadda

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Bejo Sugiantoro at National-Football-Teams.com