Jump to content

Beled Xaawo

Ka Wikipedia
Beled Xaawo

Buulo Xaawo
Magaalo
Script error: The function "Somaliland" does not exist.
WadanWanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:

1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge

Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda.

Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah.

Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose.

Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.
GobolGedo
DegmoBeled Xaawo
Dowlada
 • Duqa magaaladaAhmed Mohamed Yusuf
 • Mayor ku xigeenAhmed Aden Iriri
Tirada dadka
 • Dhammaan73,000 est.
Aag saacadeedUTC+3 (East Africa Time)

Beled Xaawo waa magaalo dhacda Waqooyiga Gobolka Gedo ee wadanka Soomaaliya. Magaalada waxaa laf dhabar u ganacsiga Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya waan Goob kulmiso Ganacsato kakala Timid Soomaaliya Kenya & Ethopia Taas oo kor Uqaaday Hormarka ganacsi ee Magaalada kana yeeshay Goob loo soo beec geeyo Badeecooyin kala duwan Xadaarad Ahaan waa magaalo kulmisatay Dhaqamo Luuqada & Xadaarada Kala Duwan taas oo ilbaxnimadeeda Ka dhigtay Mid Cirka isku Shareertay ayna Dheertahay Magaalooyin Badan oo Taariikh ahaan kafac weynaa.

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac