Beljim

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Kingdom of Belgium
Hal ku dheg: "Eendracht maakt macht" (Af-Holandays)
"L'union fait la force" (Af-Faransiis)
"Einigkeit macht stark" (Af-Jarmal)
Heesta qaranka: "La Brabançonne"
"The Brabantian"

Halka ay dhaco   Belgium  (dark green)– Yurub  (green & dark grey)– the European Union  (green)
Halka ay dhaco  Belgium (dark green)

– Yurub (green & dark grey)
– the European Union (green)

Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Brussels
Luqadaha rasmiga ah Dutch
French
German
Qaybaha qoomiyedaha see Demographics
Dadka Belgian
Xukunka Federal parliamentary
constitutional monarchy[1]
 -  Monarch Philippe
 -  Prime Minister Charles Michel
Sharci dejinta Federal Parliament
 -  Aqalka sare Senate
 -  Aqalka hoose Chamber of Representatives
Independence (from the Netherlands)
 -  Declared 4 October 1830 
 -  Recognised 19 April 1839 
Baaxad
 -  Guud ahaan 30,528 km2 (136th)
11,787 sq mi 
 -  Biyo (%) 6.4
Tirada dadka
 -  1 January 2018 Tirakoob 11,358,357 Green Arrow Up Darker.svg[2] (75th)
 -  Mugga Dadka 372.06/km2 (36th)
963.63/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2018 qiyaastii
 -  Guud ahaan $550.664 billion[3] (38th)
 -  Qof qof $48,258[3] (20th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2016 estimate
 -  Guud ahaan $562.229 billion[3] (23rd)
 -  Calaa qof $49,272[3] (17th)
Qaybsiga (2011)26.3[4] (low)
Kobaca (2014)Green Arrow Up Darker.svg 0.890[5] (very high / 21st)
Lacagta Euro () (EUR)
Waqtiga CET (UTC+1)
 -  Xagaa (DST) CEST (UTC+2)
Wadista Baabuurta right
Furaha telka +32
Furaha Internetka .be
a. The flag's official proportions of 13:15 are rarely seen; proportions of 2:3 or similar are more common.
b. The Brussels region is the de facto capital, but the City of Brussels municipality is the de jure capital.[6]
c. The .eu domain is also used, as it is shared with other European Union member states.


Calanka Beljim

Beljim ama Belgium (Af-Faransiis: Belgique) (Af-Holandees: België) Somalina waaxa lagu dahaa Biljim. Biljim waa wadan ku yaala yurub , waxa ay dhacdaa waqooyi galbayd yurub , biljim waxa daris la ah wadamada Farnsiiska Jarmalka iyo Holland iyo wadanka logsonberg dhinaca bada waxa uu daris kala yahay Egland. caasumadna waxa u ah Brossel , waana isla caasimada yurub Brussel, Biljim waxa ay u qeybsantaa sadex qaybood, qaybta 1aad waxa la dhahaa vlaamsvlaandaren waxayna xigtaa dhinaca Holand ama Naderland, qaybta 2 aad waxa la dhahaa Wallonie waxayna xigtaa dhinaca Franceska, qaybta sadexaadna waxa la dhahaa Dutchs. biljim waxa ay haysataa 10 gobol; Biljim waxa ay leedahay wabiyo badan lkn 5 wabi baa u mihiim ah, Biljim malahan madaxwayne waxa ay leedahay ra isul wasaare iyo boqortooyo boqorka magiciisa waxa la dhahaa boqor filip. Biljim waxa ku nool dad lagu qiyaaso 11 malyan oo qof waana wadan fican waxaana dagan dad aad u fican, cimilada Biljim waxa ay u badantahay qabaw baraf iyo roobab waana wadan yar oo barwaaqo ah.

L'Ostal de comuna sus la Grand Plaça de Brussèlas

]]


Dalalka Yurub Qaarada Yurub
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Austriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki
  1. "Government type: Belgium". The World Factbook. CIA. Retrieved 19 December 2011. 
  2. "Bevolkingscijfers per provincie en per gemeente op 1 januari 2018/Chiffres de la population par province et par commune, a la date du 1er Janvier 2018" (PDF). Statistics Belgium, Federal Public Service Economy. 27 January 2018. Retrieved 3 February 2018. 
  3. 3.0 3.1 3.2 3.3 "Belgium". International Monetary Fund. Retrieved 1 April 2018. 
  4. "Gini coefficient of equivalised disposable income (source: SILC)". Eurostat Data Explorer. Retrieved 13 August 2013. 
  5. "Human Development Report 2015" (PDF). United Nations. Retrieved 14 December 2015. 
  6. (PDF) The Belgian Constitution. Brussels, Belgium: Belgian House of Representatives. May 2014. p. 63. http://www.const-court.be/en/basic_text/belgian_constitution.pdf. Retrieved 10 September 2015.