Gegada diyaaradaha Berbera
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Berbera Airport)
| Gegada Diyaaradaha Berbera Berbera Airport | |||
|---|---|---|---|
| [[Image: | |||
| Muuqaalka garoonka Berbera. | |||
| IATA: BBO – ICAO: HCMI | |||
| Macluumaad Guud | |||
| Nuuca Garoonka | Dadweyne / Ciidanka Xooga | ||
| Milkiilaha | Wasaarada Gaagiidka iyo Duulista Somaliland | ||
| Adeegyada | Berbera, Somaliland | ||
| Joogga Heerka badda | 30 ft / 7 m | ||
| Isuduwe | 10°23′21″N 044°56′28″E / 10.38917°N 44.94111°E | ||
| Maabka | |||
| Meesha garoonku ku yaalo | |||
| Macluumaad | |||
| Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
| ft | m | ||
| 05/23 | 13,582 | 4,140 | Wado laami |
Gegada Diyaaradaha Berbera (Af Ingiriis : Berbera Airport; (IATA: BBO[1], ICAO: HCMI)) waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Berbera, maamulka Somaliland. Inkastoo caalamku ku tiro madaar Soomaaliyeed, Garoonka Berbera wuxuu hoostegaa Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Somaliland. Dib u cusboonaysiin lagu sameeyay sanadkii 2015ka ayaa waxaa laga dhisay wado laami ah oo dhan 12 km.[2]

Macaamiil |
% Badel |
(Tan) |
% Badel |
Dhaqdhaqaaq |
% Badel | |
|---|---|---|---|---|---|---|
| 1989 | 5,779 | 3,131 | 130 | |||
| 2005 | 200 | 23 | 2 | |||
| 2006 | 200 | 147 | 2 | |||
| 2009 | 300 | 170 | 3 | |||
| 2010 | 400 | 300 | 3 | |||
| 2011 | 500 | 500 | 5 | |||
| 2012 | 2000 | 700 | 5 | |||
| 2013 | 3000 | 1000 | 5 | |||
| 2014 | 200 | 23 | 2 | |||
| 2015 | 200 | 147 | 2 | |||
| 2016 | 300 | 170 | 3 | |||
| 2017 | 400 | 300 | 3 | |||
| 2018 | 500 | 500 | 5 | |||
| 2019 | 2000 | 700 | 5 |
Garoono Kale Somaliland
Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Somaliland.
La Xidhiidha
- ICAO
- Aeronautical chart at SkyVector
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ "IATA Airport Code Search (BBO: Berbera)". International Air Transport Association. Retrieved 23 September 2013.
- ↑ Berbera, a city in the northwestern Woqooyi Galbeed province in the Somaliland/Somalia. A new terminal and fence were built in 2015.