Ahmed idiris waa beel kamida besha baalcad absame ee daroodka. Besha ahmed idiris waxa ay degaan ku tahay sadex wadan somalia, somali galbeed iyo kenya.