U bood nuxurka

Biciide

Ka Wikipedia

waa mid kamida beelaha isaaqa kuwa ugu balaadhan tiro ahaan[1] iyo dhul ahaanba, biciide yoonis waxay taariikh ahaan kaalin weyn ku lahayen xaaladkasta oo dalku soomaray. iyago saamentooda kulahaa xitaa kahor intaanu gumaystuhu qabsan dalka. Wagaas oo hogaamiya beeleedyadi waaagi qarnigi 14aad ee kaso jeday biciide ay ka talin jireen bariga somaliland.sidoo kalana waxay dhal wadaagaan beesha sheekhaal [2] dhulka hada lo yaqan sanaag bari nugaal iyo sool sido kale waqtigi guumaystaha waxay beesha badh kamidi raacen ama la safteen maamulka boqortoodadii Diiriye Guure oo ahaa ciidamo kaso horjeeday gumaystihii ingriiska waxana ka mid ahaa shire axmed faarax oo ahaaa sheikh caalim ahaa kadibna ku biiray ciidankii Diiriye Guure ayaa kadib darawishtu waxay dulan kusoo qadeen dhulkii uu kasoo jeeday shire wirif. waxayna cagta mariyen qaar badan oo kamida reerkii sheekh wirif oo iyagu ingiriska[3] la safna ama taageer sanaa markasu tiriyay gabay uu ugu adkesan kari wayay xanta iyo tuhunka ay ka qaben beeshisa oo ay is lahaayen isaga ayaa ka danbeeya duulanka daraawishtu idnku sooqaday. taariikhaha hore waxa jiray marki beeshu kabadatay asaaaged in iyagi isu muuqdeen oo ay colaadi ka dhex bilaabatay qaar ka mida beelaha biciide laftisa waxana jiray dagaal soconayay waqti dheer oo u dhaxeeyay axmed faarax(habarjeclo) iyo oo ay ku idladen sheekhi iyo sharifki iyo xoogi labadasi belod beeshu waxay ka talinjirtay xeebta teedsan berbera ilaa maydh oo ay boqoradi, iyo hogamiye qabailki, ka dhashay beeshu ka talin jireen dekeda has iyado waxa ugu muhimsana ee laga so dejin jirau aha timirta, waqtigan casriga beeshu waxay ka tirsan tahay dadka dega gobolada waqooyi somaliland gaar ahaan Sanaag Saaxil Sool iyo Togdheer[4] Sax

Liiska mujaahidiinta habarjeclo

Dhulka ay degaan

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

beeshu waxay degtaa 4 kamida 6da gobol ee waaweyn ee somaliland[5] iyo magaalooyin waaweyn ooy ka midyihin BURCO, waxayna kamidyihin dadka sida nabada ugu wada nool magalada Burco[6]

sidoo kale waxay deganyihin magalada burco, waxay qayb baladhan ka yihin dadka ku dhaqan

magala xebeedka berbera. Qomiyadani waxay degta magaloyinka qoryaale, Beer, ina afmadoobe, xood, waridaad

Xeebta ugu dheer somaliland waxa dega habarjeclo gaar ahaan maxamed abokor siiba qabiilkan axmed faarax magaloyinkasna waxa kamida, shalcaw, ruguuda, conqor, soddonlay, laasdoomaare, karin, duurdhiil, laasodhagax guduud, kalyo waqal, mulaax bayle,


duurdhiil laasodhagax guduud kalyo waqal mulaax bayle ruguuda xiis soddonlay shalcaw

Qaybaha ay u kalabaxaan

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
BICIIDE waa qabiilka ugu badan reer sheikh isxaaq gar ahan habarjeclo waxayna ka mid yihin muuse abokor oo u dhigma 60% habarjeclo waxayna ukala baxaan reero aad ufara badan sida halkan kaga muqata....[7]
  • biciide yoonis
    • iidle biciide
    • samatar biciide
    • Waadhowr biciide
    • faarax biciide (bah jabrahiil)
      • faahiye faarax
      • wacays faarax
      • roobsuge faarax
      • geedi faarax
      • guuleed faarax
      • muuse faarax
      • cali faarax
      • cumar faarax
      • cabdile faarax
      • axmed faarax
      • iidle faarax
        • cabdi iidle
        • bayle iidle
        • maxamud iidle
        • cali iidle
        • xuseen iidle
        • geedi iidle
        • faarax iidle
        • xildiid iidle
        • guuleed iidle
        • Cismaan iidle
        • muuse iidle
        • maxamed iidle
      • axmed faarax
        • xasan axmed
        • xuseen axmed
        • cabdalla axmed
        • cali axmed
          • yabaal cali
          • samatar cali
          • muumin cali
          • muuse cali
  • samatar biciide(bah sanbuur)
    • reer raage
    • bah adaraxmaan
    • bah muuse
  • dhowr biciide(bah sanbuur)
    • bah cimraan
    • bah muxumed
      • xildiid muxumed
      • faahiye muxumed
    • bah awal (xasan)
      • axmed xasan
      • jibriil xasan
      • maxmed xasan
      • ibrahim xasan
      • maxamuud xasan
  • IIDLE Biciide(bah jibraahiil)

●Cismaan iidle

▪︎Cigaal cismaan

▪︎cali cismaan

● Cabdulle cabdi

● Saalax

● Rooble

● wacays

● Xareed

.

'Erigavo sanaag somaliland

Dadka Caanka ah ee kasoo jeeda

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

WAXA kasoo jeeda dad caana oo farabadan oo soo maray dowladihi waqti bilowgi xadarada, british somaliland, somalia, iyo somaliland ta hada, waxana kamida:

MUJAAHIDIINTA

  • muj. Carab ducaale
  • Muj: jaamac saalax midhiq
  • Muj: muuse bidaar
  • Muj: cabdi ciid ( ka mid ragii birjeex jabsaday)
  • Muj: Siciid axmed dhigane ( ku shahiiday jabsashadii birjeex)
  • cabdilahi masyar
  • Binate samaysane
  • sicid salax dibow
  • muj.gadhle ciroobe
  • Cabdulahi Salax oogle (shiekh laf)
  • muj. indha haadle
  • General Maxamed cabdi cabdulle (fanax)
  • General Carab ducaale cilmi (abaanduulihii SNM)
  • Korneyl muuse xasan dhunkaal ( muuse bidaar) taliyihii guutada 1aad ee SNM
  • Taliyaha madaxtooyada Alyoos Jaamac ducaale

DHAQANKA

  • Boqor indha-aare ( Boqor ka talinjiray xeebaha iyo deegaanada Sanaag qarnigii 19aad).
  • Abaanduule Cabdi faarax ( Hogaamiyihii Barre Adaraxmaan iyo muuse abokor qarnigii 18aad)
  • Abaanduule cigaal muuse faarax
  • Abaanduule Ahaana chief caaqil Axmed yare
  • Abaanduule ahaana chief caaqil Dhunkaal Axmed Yare ( abaan duule Burco iyo Caynaba)
  • Jiif caaqil Axmed Faarax saalax(xeedhidheere)

darwiish, Jiif caaqil abaanduulkii muse abokor bari.

  • Jiif caaqil Xaaji Xasan Axmed

ganacsade awood leh jiif caaqil Muse Abokor bari ( gobolka Sanaag)

  • Axmed Cali Saalax ganacsade (ninkii dukaankii u horeyey ka furay Ceerigaabo.
  • Jibriil Xaaji ducaale faarax gudomiyihii gobolka Sanaag xiligii afweyne ahna oday si weyn loga yaqaan gobolka sanaag.

jaamac Maxamed cigaal( ninkii daartii u horeysay ka dhisay Ceerigaabo)

  • Boqor cismaan aw-maxamud buurmadow
  • AHN Chief Caaqil jaamac faarax
  • AHN Chief caaqil aw aadan jaamac faarax
  • Cheif caaqil Lixle
  • AHN Suldaan maxamed cabdi cali
  • AHN Suldaan carab cabdi cali
  • Suldaan Sharmaarke Suldaan maxamed cabdi cali
  • AHN Cheif caaqil Faarax maxamed dhunkaal
  • jiif caaqil Axmed jiif caaqil Yuusuf warsangeli
  • Caaqil Cabdirashiid Ducaale digaale
  • cheif caaqil faysal abokor
  • suldaan Faarax ducaale cali
  • suldaan Qudde

CULIMADA

  • AHN:Sheekh Ismaaciil Tabliiq (Aasaasihii jamaacatu tabliiq)
  • Sheekh abdirahman Osman aw mohamoud( sheekhal baladka Sanaag)
  • Sheekh siciid Qaxwe
  • Sheekh Faysal Cilmi
  • Sheekh Jaamaca Ducaale Digaale
  • Sheekh Ahmed muuse
  • Sheekh Aadan cali

FANKA

  • abwaan Cabdi OOGLE (AarsaDe)
  • abwaan:- shire widhidhif
  • abwaan :- dhegawanle
  • abwaan:- jaamac cadde
  • Abwaan:- Xuseen Gabaydhe
  • abwaan:- aw cabdi muuse
  • abwaan:- digaale jaamac
  • abwaan:- axmed caadleef
  • abwaan:- axmed daad
  • abwaan:- siciid ayaanle
  • abwaan:- maxamed diiriye (xujaale)
  • abwaan:- xuseen jaamac
  • abwaan:- awcilmi ducaale

jibriil[8]

  • Abwaan abyan warsame cali
  • Abwaan aadan kacaan

SIYAASIYIINTA

  • Siyaasi ahna Abaanduule muuse abokor :maxamed xaji ducaale axmed yare( dhoolayare)
  • Siyaasi mujaahid SNM yuusuf maxamed cali xayd ( wasiirkii ugu horeeyay wasaarada madaxtooyada ee Sland 1991 ahaana xildhibaan)
  • Siyaasi Axmed siciid Maxamed (Godane) DG Agaasimaha guud ee ciyaara
  • Siyaasi Cabdilaahi maxamed ducaale (wasiirkii ugu mudada dheeraa wasaarada arimaha debeda Jamhuuriyada SoomaaliLand)
  • Siyaasi Xasan Maxamed Cali (aas-aasihii ururkii rays ahna wasiirka ugu mudada dheer xakuumadii muuse biixi)
  • siyaasi ismacil ducale cadhoome wasiirka waxbarashada xukuumada cirro
  • Ismaaciil faarax maxamed (dadqal) aasaasihii xisbigii talada dalka hayey 2002-2010 ee UDUB
  • Badhasaabkii hore ee gobolka sanaag Axmed Cabdi muuse
  • wasiir hore ahna badhasaabka gobolka sanaag Maxamuud Raage
  • Wasiir hore xasan maxamed cali (gaafadhi)
  • Agaasimaha guud tamarta shucayb cismaan maxamuud
  • Cismaan faarax maxamed (Hamasholl)
  • Siyaasi maxamed nuur amaan ( xildhibaan 1968)
  • Siyaasi saalax xaji xasan xildhiban gole deegaan 1968 Ceerigaabo

DHANKA SIYAASADA WAXA ka soo jeeda diktoorka caanka halyeyga ah ee DR Aadan mire wayrax oodadka reer somaliland ay jecel yihin aqoontiisa iyo daacadnimada u u shaqeeyo ,gudoomiyahii xisbiga rays ee somaliland eng xasan'maxamed gaafadhi' wasirka xanaanada xoolaha somaaliland ee hada dowlada muse bixi, sido jale jaamac Saalx axmed midhiq, oo ka tirsana Golihi dhexe SNM iyo Aasaasayashu SDF, badhasaabki u horeeyay ee sanaag mr MIDHIQ, badhasabk sanag xukumada muse bixi Axmed isdeber.

Tijaarta ka dhalatay

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wakhtigan casrigaa waxa dalka ka jira shirkado malaayin dollar haysta waxana qaar badan ookamida kaso jedan beesha biciide eee isaaq waxana kamida.....

  • ASLIMAYDI [9]
  • AL IKHWa
  • Som tuna factory
  • Shaah yahan
  • xaaji salaaben gaagale (Baho)
  • Mubarak Pharmacy company
  • Al Badar Enterprise.
  1. https://www.somalinet.com/forums/viewtopic.php?t=254421
  2. https://www.google.com/search?client=ms-google-coop&cx=partner-pub-7548458662633181%3A2443211434&ei=PMgtXcqCCI6y6QS637GIBg&q=somalia+map+sanaag+clas&oq=somalia+map+sanaag+clas&gs_l=psy-ab.3..38l4.6196.11335..11750...0.0..1.1105.10060.2-1j8j3j3j2j2......0....1..gws-wiz.......0i71j35i39j0j0i131j0i67j0i131i20i263j0i22i30.HgyaXIbfRp8
  3. https://www.jstor.org/stable/1157617
  4. https://www.google.com/search?q=somaliland+clan+map&tbm=isch&source=iu&ictx=1&fir=NjZ7YexnHxS_JM%253A%252CGu4XvyBznsKy4M%252C_&vet=1&usg=AI4_-kRnYtBg1Ap92B_RTGpw7yJyr_d5dQ&sa=X&ved=2ahUKEwi71_7f3rnjAhWKDuwKHYVYDFkQ9QEwAXoECAcQBg#imgrc=NjZ7YexnHxS_JM:
  5. https://www.google.com/search?q=somaliland+clan+map&tbm=isch&source=iu&ictx=1&fir=NjZ7YexnHxS_JM%253A%252CGu4XvyBznsKy4M%252C_&vet=1&usg=AI4_-kRnYtBg1Ap92B_RTGpw7yJyr_d5dQ&sa=X&ved=2ahUKEwi71_7f3rnjAhWKDuwKHYVYDFkQ9QEwAXoECAcQBg#imgrc=NjZ7YexnHxS_JM:
  6. https://en.wikipedia.org/wiki/Erigavo
  7. https://so.wikipedia.org/wiki/Habar_Jeclo
  8. http://www.hoygasuugaanta.com/ShireWiririf.html
  9. https://web.archive.org/web/20230620150821/https://www.menafn.com/qn_news_story_s.aspx?storyid=1095810526&title=Somaliland-Asli-Maydi-Chinese-Investors-and-The-Politics-of-Frankincense&src=RSS. Archived from the original on 2023-06-20. Retrieved 2022-03-10. {{cite web}}: Missing or empty |title= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)

• Mubarik Fuel Station