Jump to content

Bilaal

Bilaal

Bilaal  (Af-Soomaaliga)
بِلَال  (Af-Carabi)

Ceel Lafoole
Bilaal is located in Somalia
Bilaal
Bilaal
Goobta Soomaaliya
Coordinates: 3°22′37″N 45°29′11″E / 3.37694°N 45.48639°E / 3.37694; 45.48639
Wadanka Somalia
GobolkaHiiraan
Joogga
127 m (417 ft)
Tirada dadka
  Dhammaan8,000
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Furaha+252

Bilaal ama Ceel Bilaal, waa tuulo ku taal gobolka Hiiraan ee Soomaaliya, ku taal 10 km (6.4 mi) galbeedka Jalalaqsi iyo 145 km (90 mi) waqooyi-galbeed ee caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho

Bilaal waxa ay 10 km (6.4 mi) galbeed ka xigtaa Jalalaqsi iyo 145 km (90 mi) waqooyi galbeed ee caasimada Soomaaliya ee Muqdisho

Inkastoo hadda ay tahay tuulo yar, haddana Bilaal waxay ka mid tahay deegaannada ugu faca weyn gobolka Hiiraan, xilligii gumeysiga waxay ahayd deegaan aad u horumarsan, waxaa laga dhisay dugsigii ugu horreeyay ee gobolka Hiiraan (Dugsiga Hoose iyo Sare ee Bilaal).

Bilaal waxaa ku nool dad badan oo caan ah sida, Abuukar Cismaan iyo Xaaji Qurow, abwaanno ay ka mid yihiin Abuukar Fanaxow, daaci Islow Nuur Abiikar iyo wasiirkii gaashaandhigga ee ugu horreeyay ee Soomaaliya C/raxmaan Xaaji Muumin, sidoo kale Gaashaanle Sare Axmed Cabdi Cismaan oo Sheekh Mujiib uu ka mid yahay dadka khibradda u leh arrimaha milateriga

https://arcadia.sba.uniroma3.it/bitstream/2307/5416/1/Groundwater%20resources%20in%20Central%20Somalia_QGS.pdf

"Taariikhda Node: Bilaal (7651332543)"