Bixin

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Waa degmo ka tirsan gobolka sanaag ee somaliland waxay caan ku tahay dhul beeredka waxay laga Raraa dalaga sida kaabshka', xabuubta, basasha, batruulka, saladhka, sidoo kale hadhudhka galayda, iyo sarenka, waxana la geeya magalada ceerigaabo sidoo kale ceelafweyn iyo gobolka sanaag oo dhan, Waxa dega habarjeclo , muuse abokor, biciide, [[Beesha Iidle Biciide

Bixin

Bihin

بيحن
Magaalo
Country  Somaliland
Deegaanka Sanaag
Degmo bixin
Dowlada
 • Duqa-magaalada xasan
Joogga
370 m (1,210 ft)
Tirada dadka
 • Dhammaan 4,390
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)
Furaha +252 63
Cimilo BWh

[1]

  1. https://youtu.be/CSHM2pWQ3ec