Biya-Cade

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Biya-Cade ama Biyd-cadde waa degmo ku taala gobolka Shabeellaha Dhexe ee koonfurta Soomaaliya


|} == Faah Faahin ku aadan Degmada == Somali "Biyacade" Arabic "بيوعد" English "Bioade"

biyacade waa deegaan ku yaala gobalka shabeellada dhexe wuxuu qiyaas ahaan u jiraa magaalada jowhar 42km dhinaca bari waa deegaan caan ku ah beerashada dalagga iyo xoolaha dhaqaale ahaan wuxuu kujiraa kaalinta sedaxaad dhanka wax soo saarka «

biyacade waa magac meel biya galeen ah ee ku taal duleedka degmada biyacade ee ka jirta dhinaca degmada cadale waxaa la oran jiray halka degmada ay ku taalo DOOM QALAAN QAL oo aheyd meel uu ka boxo geed la oranjiray CAADYOON OO MICNEHEEDA GARAN KARAAN KALIYA DADKA MEESHAAS DEGA WAA MAGAC MURTI QAALI AH AY KUDHEEHANTAHAY Biyacade waa meel caan ku ah bulsha wanaag , dhaqan fiican , nabad jaceyl, Biyacade waxaa dega Harti abgaal iyo dad la dega oo fara badan..



biya cade waa deeganka ugu badan ee loo suuq tago marka laga hadlayo dhammaan tuulooyinka ku teedsan waa magaalo ganacsi waxay caan ku noqotay xagga amaanka taas oo usuura gelisay inay dad intaa la,eg u soo suuq tagaan www.biyacade.com


tuuladaa waxaa ka soo jeeda shiikh shariif shiikh axmed

cali mahdi maxamed madaxweeynihii 1991

Biyacade waxeey soo martay xaalad kalal duwan waxeeyna yeelatay in ka badan shan gudoomiya kulaasoo kula ahaa ahaa cadoow sheikh axmed xilli doowladii siyaad barre

sheikh maxamuud jilcane gudoomiyihii midowha maxaakiimta uu hgaaminayay shiikh cali dheere

cabdi raxmaan cadoow shiikh gudoomihii xillii maxame dheere uu heystay shabella dhece


xasan cumar maxamed xilligii midowga maxaakiimta islaamiga uu hogaaminayay sharrif sheikh axmed

isaqq cadoow cumar xiiliigii dowladii cabdulaahi yuusuf

Mar dhaw filo #BIYACADE oo loo magacaabi rabo degmo insha allaah















Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Dhexe Calanka Soomaaliya
Aadan Yabaal · Balcad · Cadale · Jowhar · Mahadaay Weyn · Qalimow · Raagge Ceele · Ruun Nirgood · Warshiikh · Ceel-Fooldheere · Qurac-Madoobe · Dharkeelay · Ceel-Baraf · Biya-Cade · Miir-Taqwo · Caadleey · Gumaroow

) By shariif cadow shiikh