Jump to content

Goble

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Boqor-Sheekh)

Waa tuulo qadiimi ah, oo ku taala galbeedka magaalada Qallaafe. Waxaa mara webiga Shabeelle, waa dhul beeraha iyo daaqsinka ku habboon. Waxaa dega beesha Reer Geedoow gaar ahaan Reer Yaraaw.