Jump to content

Libaaxle

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Boqor-Sheekh Aar)

Libaaxle waa tuulo qadiimi ah, oo ka tirsan magaalada Qallaafe. Waxa ay magaalada ka xigtaa jihada koonfurta. Waxaa dega beesha Reer Geedoow gaar ahaan Reer Xumaan iyo Reer Buraaw.