Jump to content

Tuulobooro

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Boqor-Sheekh Jiwid)

Tuulobooro waa tuulo ku taala beriga magaalada Qallaafe. Waxaa waa dhul culumada iyo aqoonta ku caan ah. Waxaa dega beesha Reer Geedoow, gaar ahaan Reer Caadiye.