U bood nuxurka

Kalamaan weyne

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
(Waxaa laga soo toosiyay Boqor-Sheekh Qorrax)

Kalamaan weyne waa tuulo ku taala, galbeedka magaalada Qallaafe. Waxaa mara webiga Shabeelle, waa dhul beeraha iyo daaqsinka ku habboon. Waxaa dega beesha Reer Geedoow, gaar ahaan Reer Magansade.