Jump to content

Qeero Coloow

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Boqortooyada Sheekhaar)

Qeero Coloow Waa tuulo ku taalla, beriga magaalada Qallaafo. Waxa ay caan ku tahay beeraha, culumuda, aqoonta, Marti-soorka iyo nabadda. Waxaa dega beesha Reer Geedoow, gaar ahaan Reer Caadiye.