Buula Malis
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Boqortooyadii Raamiyiinta)
Buula Malis waa tuulo ku taalla, bariga magaalada Qallaafe. Waa tuulo qadiimi ah, dadka dega waa beeraley, waxaa mara webiga Shabeelle. Waxaa dega beesha Reer Geedoow, gaar ahaan Reer Muuse.