Jump to content

Goble

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Boshe)

Waa tuulo qadiimi ah, oo ku taala galbeedka magaalada Qallaafe. Waxaa mara webiga Shabeelle, waa dhul beeraha iyo daaqsinka ku habboon. Waxaa dega beesha Reer Geedoow gaar ahaan Reer Yaraaw.