Libaaxle
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Boshe Aar)
Libaaxle waa tuulo qadiimi ah, oo ka tirsan magaalada Qallaafe. Waxa ay magaalada ka xigtaa jihada koonfurta. Waxaa dega beesha Reer Geedoow gaar ahaan Reer Xumaan iyo Reer Buraaw.