Kalamaan weyne
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Boshe Qorrax)
Kalamaan weyne waa tuulo ku taala, galbeedka magaalada Qallaafe. Waxaa mara webiga Shabeelle, waa dhul beeraha iyo daaqsinka ku habboon. Waxaa dega beesha Reer Geedoow, gaar ahaan Reer Magansade.