Cirdhow (Baluug)
(Waxaa laga soo toosiyay Buluug)

Midab-cir, ama cirtuw, ama Baluug (Af Ingiriis : blue;) waa Midab ka mid ah Midabada Asaasiga.
Calanka Soomaaliya waa baluug oo dhaxda xidig cad ku leh.
Cirka waa baluug iyo Badda.
Kalarka baluuga ah, waa kalar aad u quruxbadan, waa kalar caashaq ah. Waa kalar runta iyo wax qarsoonaan badan leh, waa kalar xasuus dheeraad leh.Waa kalar indhaha uroon.
Midabo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]