Jump to content

Burane

Burane
Magaalo
Burane is located in Somalia
Burane
Burane
Goobta Soomaaliya
Coordinates: 02°57′38″N 45°30′51″E / 2.96056°N 45.51417°E / 2.96056; 45.51417
Wadanka Somalia
GobolkaShabeellaha Dhexe
DegmoJowhar
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Burane waa degmo ku taalla gobolka Shabeellaha Dhexe ee waqooyi-galbeed ee Soomaaliya.

Buurane waxay u dhowdahay tuulada Ceynte iyo deegaanka Xudur-Ciise ee hoos yimaada degmada Buurane.

Tirakoobka dadweynaha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaalada ballaaran ee Burane waxaa ku nool dad gaaraya 18,938 qof. Magaalada waxaa degta beesha Xawaadle .

Meelo u dhow Buurane

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ceynte - Cali Deer - Axmed cigoow - Bannaan - Barre cali xasan - Barrey - Beerta siyago - Buulo madina - Buurfuule - Cabbaas - Cabdulle xabad - Dabeylley - Garsaalley - Gumar galo - Gumarrey

Dib-u-habaynta Kaabayaasha Dhaqaale ee la Dhamaystiray & Qorshaysan ee Mashaariicda Koonfur Soomaaliya 2010