Burco Mudaharaad 2025
Appearance
Burco Mudaharaad 2025

- ama: Burco
- ama alabka burco
- Dilka: 6
- dawac 18
Mudaharaadyo siyaasadeed oo ka dhacay magaalada Burco ee Somaliland , iyadoo ay boolisku dileen qaar ka mid ah muwaadiniinta oo qaylo dhaan keenay iyo , rabshado hanti lagu burburiyay oo ahaa mudaharaad yar oo aan badnayn , oo ay ciidamada boolisku aad uga cabanayeenMudaharaad rabshado wata oo ay sameeyeen dad dambiilayaal ah oo khasaare u gaystay wadooyin iyo dhismayaal isla markaana loo adeegsaday dhagxaan , dambiilayaal badan oo ka dhacay gobolka burco ee somaliland ayaa iska hor imaad dhex maray ciidamada nabad sugida oo qoryo u adeegsaday mudaharaadayaal rabshado watay
warka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- https://hornobserver.com/articles/3323/Somaliland-Police-Kill-6-18-Others-Injured-During-Violent-Burao-Protest
- https://horseedmedia.net/somalia-violent-protest-in-burco-somaliland/405138/
- https://hornpulse.com/2025/05/15/tension-erupts-in-burco-somaliland-protesters-demand-priority-for-their-own-prisoners/