U bood nuxurka

Burdacaar

Burdacaar
Magaalo
Degmada Burdacar
Burdacaar is located in Somalia
Burdacaar
Burdacaar
Location of Burdacaar in Somalia
Isku-duwayaasha: 3°04′21″N 46°21′42.1″E / 3.07250°N 46.361694°E / 3.07250; 46.361694
WaddanSoomaaliya
GobolShabeellaha Dhexe
DegmoCadale
Dadka
  Wadarta
50,000
Aagga waqtigaUTC+3 (EAT)

Burdacaar waa deegaan qadiimi ah oo hoostaga degmo xeebeedka Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee koonfurta Soomaaliya. Wuxuuna qiyaastii 30 km dhanka waqooyi ka xigaa Magaalada Cadale, sidoo kalane wuxuu qiyaastii 160 km dhanka waqooyi bari ka beeganyahay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Burdacaar waa tuulo ku taala bartama wadada dhanka xeebta ah ee isku xirta Magaalada Muqdisho iyo bariga gobalada Shabeellaha Dhexe, Galgaduud ilaa Mudug.

Deegaannada deriska la ah Burdacaar waxaa ka mid ah

Dhaqaalaha iyo Bulshada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dadka ku nool deegaanka Burdacaar waa xoolo dhaqato iyo beeraley. Sidoo kale waxaa deegaankau ka jira ganacsiyo kala duwan.

Tuulada iyo deegaanada hoosyimaada waxaa ku nool dad ka badan 50,000 oo qof.

Deegaanka wuxuu muhiimad weyn u leeyahay maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe iyo amniga jidka xiriiriya degmada Cadale iyo deegaanada ku dhow. Sababo la xiriira isbedelladii amniga iyo maamulka ee dhacay sanadkii 2023, deegaanka wuxuu si buuxda u galay gacanta dowladda federaalka Soomaaliya iyo ciidamada deegaanka.