Burgstädt
Muuqaal
Hab the community in the Miltenberg district (Lower Franconia), eeg Bürgstadt.
Burgstädt | |
|---|---|
Burgstädt | |
![]() | |
| Isku-duwayaasha: 50°55′N 12°49′E / 50.917°N 12.817°E | |
| Dal | Germany |
| Degmo | Mittelsachsen |
| Dawladda | |
| • Duqa magaalada (2022–29) | Lars Naumann[1] (FW) |
| Bedka | |
• Wadarta | 25.88 km2 (9.99 sq mi) |
| Joogga | 311 m (1,020 ft) |
| Aagga waqtiga | UTC+01:00 (CET) |
| • Xagaaga (DST) | UTC+02:00 (CEST) |
| Koodka boostada | 09217 |
| Koodhka wicitaanka | 037 24 |
| Diiwaangelinta baabuurta | FG (former: MW) |
| Websaydhka | www.burgstaedt.de |
Burgstädt (Af Jarmal pronunciation: [ˈbʊʁkʃtɛt] ⓘ) waa magaalo ka tirsan degmada Mittelsachsen, ee gobolka Sachsen, Jarmalka. Waxay ku taal 12 km waqooyi-galbeed kaga beegan Chemnitz.
Wiilashii iyo gabdhihii magaalada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Erich Gleixner (1920-1962), cayaartooy kubadda cagta ah
- Peter Jahr (dhashay 1959), siyaasi (CDU)
- Barbara Köhler (dhashay 1959), gabay-yahan
- Rico Lieder (dhashay 1971), cayaartooy
- Gerhard Wahrig (1923-1978), qaamuus-yaqaan
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Gewählte Bürgermeisterinnen und Bürgermeister im Freistaat Sachsen, Stand: 17. Juli 2022, Statistisches Landesamt des Freistaates Sachsen.
Qeybaha:
- Bogag leh xuduudo formatnum ah oo aan tiro ahayn
- Pages using gadget WikiMiniAtlas
- With short description
- Short description is different from Wikidata
- Pages using infobox settlement with potentially too many maps
- Germany articles requiring maintenance
- Bogagga isticmaalaya kordhinta Phonos
- Pages with Af Jarmal IPA
- Pages including recorded pronunciations
- Bogagga isticmaala kordhinta Kartographer
