Burj Khalifa
Jump to navigation
Jump to search
| Burj Khalifa | |
|---|---|
| برج خليفة | |
|
File:Burj Khalifa.jpg The Burj Khalifa in October 2012 | |
| Magac hore | Burj Dubai |
| Record height | |
| Ugu dheer dunida wakhti 2009[I] | |
| Waxa ka horeeyay | Taipei 101 |
| Warbixin Guud | |
| Marxalada imika | La dhamaystiray |
| Nooca | isku-dhexjir |
| Naqshada dhismaha | Neo-futurism |
| Meesha | 1 Sheikh Mohammed bin Rashid Boulevard, Dubai, Imaaraatka Carabta |
| Meesha Dhacdo | 25°11′49.7″N 55°16′26.8″E / 25.197139°N 55.274111°EIsuduwe: 25°11′49.7″N 55°16′26.8″E / 25.197139°N 55.274111°E |
| Wakhtiga dhismaha la bilabay | 6 January 2004 |
| La dhamaystiray | 31 December 2009[1] |
| La furay | 4 January 2010 |
| Qiimaha | USD $ 1.5 billion[2] |
| Height | |
| Naqshadaynta | 828 m (2,717 ft)[3] |
| Tip | 829.8 m (2,722 ft) |
| Qolofka sare | 828 m (2,717 ft) |
| Qolof | 584.5 m (1,918 ft) (Level 154) |
| Observatory | 555.7 m (1,823 ft) (Level 148) |
| Faafaahin Habka Dhisme | |
| Alaabta | Glass, steel, aluminium, reinforced concrete |
| Tirada dabaq |
163 above ground. 154 dabaq[4] iyo 9 xaga farsamada ah[5] iyo labo dabaq oo dhulka hoostiisa ah oo baabuurta la dhigto |
| Meesha dabaqa | 309,473 m2 (3,331,100 sq ft) |
| Wiish | 57 (55 single deck and 2 double deck), made by Otis Elevator Company |
| Naqshada iyo Dhisida | |
| Naqshada | Adrian Smith, SOM |
| Horumariyay | Emaar Properties |
| Structural engineer | Bill Baker, SOM[6] |
| Qandaraaska Qatey |
|
| Website | |
| www.burjkhalifa.ae | |
Burj Khalifa (Af-Carabi: برج خليفة, turjumaad: "Dabaqa Khalifa]"; loogu dhawaaqo English /ɜrdʒ kəˈliːfə/), sidoo kale loo yaqaano Burj Dubai waa dabaqa ugu dheer aduunka kaasi oo ku yaala magaalada Dubay, Imaaraatka Carabta. Burj Khalifa waa dabaqa aduunka uugu dheer, oo dhirirkiisu yahay 828 meter . Waxoona ku yaalaa magaalada Dubay ee dalka Imaaraatka Carabta. Burj khalifa waxaa la bilaabay, 21 sebteembar 2004. waxaana la dhameeyay 2009 oona la furay 4 Janaayo 2010. Dabaqaan dheer waxaa ku dhaxyaalo Hotelal iyo guryo.
Muuqaalo[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
|
xigasho[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- ↑ http://www.burjkhalifa.ae/en/around-the-burj/news-detail.aspx?itemId=tcm:186-12866
- ↑ Stanglin, Douglas (2 January 2010). "Dubai opens world's tallest building". Dubai: USA Today. Retrieved 4 January 2010.
- ↑ "Burj Khalifa – The Skyscraper Center". Council on Tall Buildings and Urban Habitat.
- ↑ Baldwin, Derek (1 May 2008). "No more habitable floors to Burj Dubai". Gulfnews. Retrieved 7 January 2010.
- ↑ "The Burj Khalifa". Glass, Steel and Stone. Archived from the original on 3 January 2010. Retrieved 8 January 2010.
- ↑ Blum, Andrew (27 November 2007). "Engineer Bill Baker Is the King of Superstable 150-Story Structures". Wired. Retrieved 11 March 2008.
- ↑ "Burj Dubai (Dubai Tower) and Dubai Mall, United Arab Emirates". designbuild-network.com. Retrieved 23 March 2009.