Burtuqaal
Ka Wikipedia
Isuduwe: 38°42′N 9°11′W / 38.700°N 9.183°W
Burtuqaal ama burtuqiis (af carabi: البرتغال) (afburtuqiis: Portugal), rasmi ahaan loo yaqaan jamhuuriyada burtuqaal, wadan ku yaala koonfur galbeed yurub kuna dhex yaal jasiirada loo yaqaan aybeeriya ama andalus, waa wadank yurub ugu fog xaga galbeedka, galbeed iyo koofur waxaa ka xiga bad weynta atlaantiga, woqooyiga iyo bariga waxaa ka xiga spain sida khooriyada Azor iyo Madera ee bad weynta ku dhexyaal ay uga tirsanyihiin burtuqaal, caasimadiisu waa Lissabon ama lisgboona, luuqada rasmiga ha burtuqiis, dadka waa burtuqiis, tira koobka dadka 2009 kii 10,355,824 qof, xilli gooreedka : +1 furaha taleefanka : +351, internetka : .pt
Qoraalka gudaha oo kooban
Waqtigii gumaysiga[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Gumaysigii burtuqiiska ee afrika[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Maamulka
Awooda sharci dajinta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Cimilada iyo juqraafiga[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
| ismaamulada | |||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|
| منطقة الحكم الذاتي | cabirka كم² | tirada dadka | magaca | ||||
| الأزور |
2,333
|
243,101
|
أزوريون | ||||
| ماديرا |
801
|
244,098
|
ماديريون | ||||