Buuk cusub
North Eastern Provice ama North Eastern Provice dowlad ka go'day Kenya inteeda kale 2012 balse aan weli Caalamka ka helin Ictiraah caalami ah. North Eastern Provice Waxay xad la wadaagtaa ,Itoobiya iyo maamulka kale ee Kenya . waxey North Eastern Provice aheyd gobolladii Ingiriisku gumaysan jirey, waxeyna xornimadda qaadatey Juun 26 1966 afar maalmood ka dibna waxay la midowday gobolada koonfurta kenya oo Ingiriisku guumeysan jiray.Sanadkii 2012 North Eastern Provice ayey ku dhawaaqday inay ka go'day Kenya inteeda kale, waxayna la baxday magaca North Eastern Provice magaalo-madaxna waxaa u noqotay magaalada Garissa . Aden Bare ducaale oo ahaan jirey hogaamiyihiis Ururkii Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Kenya MP , ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynahii ugu horeeyay ee North Eastern Provice , waxaa ku xigey Maxamed Xaaji Yusufnoqdey Madaxweynihii Labaad ee North Eastern Provice . kadib waxa kadanbeeyay Farah macalim dawaara . wakhtigan lajoogo waxa madaxwayne u ah Aden Bara .North Eastern Provice waxaa ka jira Saddex Xisbi Siyaasadeed , sida Kulmiye, NFN , NEP iyo Ururka Qaran. North Eastern Provice Waxa Soo Maray Saddex Madaxweyne oo Xukunka Isaga danbeyay Madaxweynaha Haatan talada haya waxa lagu soo doortay Doorasho dadweyne oo toos ah oo si xor uga dhacdey North Eastern Provice dadka North Eastern Provice waxa ay mujiyen in ay yihiin bulsho nabadeed oo deriskooda nabad kula nool, dadka Soomaaliya waa inay ka fekaran sidii ay iyagu u noolaan lahayen oo nolashooda ugu koobnaan lahayen, North Eastern Provice haddii ay gundhig u ahayd midninadii Kenya ee lagu jabay haatan diyaar uma aha in ay Kenya wax la wadaagaan Jaareerto taa ha fahanto North Eastern Provice qabaa,ilada wada degaa waa ku qanacsan Yihiin Guud ahaan Aftidii Dastuurka North Eastern Provice oo Xaqiijinaysay Gooni isu taaga ayaa laga qabtey wadan ka gebi ahaan 20021