Jump to content

Buula Malis

Ka Wikipedia

Buula Malis waa tuulo ku taalla, bariga magaalada Qallaafe. Waa tuulo qadiimi ah, dadka dega waa beeraley, waxaa mara webiga Shabeelle. Waxaa dega beesha Reer Geedoow, gaar ahaan Reer Muuse.