Jump to content

Buuloxuubey

Ka Wikipedia

Buuloxubey waa xaafad kamid ah xaafadaha ku yaala dagmada wadajir ee gobolka banaadir waana xaafad ay dadkeeda jacelyihin nabada iyo dowlad nimada waxaa Dagan bulsho isku dhaf ah oo caan ku ah xadaarada ilbax nimada gancsiga, Diinta iyo Geesi nimada