Buurta halqarido
Appearance
halqarido waa buur weyn oo taariikhi ah waxeyna kutaalaa gobolka galgaduud gaar ahaa waxey kutaalaa koofurta magaalada baxdo buurta halqa waa buurta ugu dheer buuraha gobolka galgaduud waana buurta 3aad ee ugu dheer buuraha wadanka soomaaliya buurta halqarido madaxeedu ama sankeedu wuxuu ujeedaa dhanka qoroxsime ama qorx udhac buurta wuxuujeedaa sinsi mitirkeedu 71 mitir waxey dhanka koofureed kasaarantahay magaalada baxdo